Mu'tamarkii 14aad ee Golaha Imamyada oo ka furmay Seatle WA

December 25, 2013
0 Comments
960
Abdullahi Xagalle
Waxaa Magaalada Seattle, WA. ka furmay Kulan diimeedkii Golaha Imamyada ee 14-aad, kaas oo cinwaanka sanadkaan uu yahay "JAALIYADA MUSLIMKA AH EE KUNOOL GALBEEDKA ( DHIBAATOYINKA HAYSTA IYO XAALKA). Kulan diimeedkaan ayaa waxaa badi kasoo qayb galaya dhamaan Imaamyada Gobalada ee Masjidada Golaha ay kuyaalaan. Insha Allah dib ayaan kasoo galin doonaa Macluumaad dhamaystiran.