Salaaddu waxa ay ka mid tahay cibaadada kuwa ugu muhiimsan marka laga eegayo aragtida islaamka, salaadda waxaa lagu soo waajib yeelay samada, waxa ayna aheyd habeenkii Nebi Muaxammad (scw) la dheelminayay, iyadoo lambarka koowaad ka gashay cibaadadii kale ee tiirarka islaamka.