We have finally acquired the long awaited property in Roxbury

Wednesday April 13, 2016 - 19:02:09
0 Comments
1547
Abdullahi Xagalle
Assalamu Callaykum Wr Wb.

Maanta waxaa farxad u ah ummadda muslimiinta ee reer boston iyo nawaaxigeeda in dhulkii aan muddada sugaynay ee ku yaallay xaafadda Roxbury aan kula la soo wareegna Allah fadligiis. Wixii faahfaahin dheeraad ah waxaa la sheegi doonaa jimcada khudbada ka dib insha Allah.



Dear brothers and sisters in Islam it is a day that we are so humbled and happy to share with you that we have finally acquired the long awaited property in Roxbury. Additional information will be announced on Friday after Juma prayer insha allah.

Wabillahi Tawfiiq