Imaanshaha Culimada iyo Xaflada Payoff-ka Masjidka July 9th

July 05, 2017
0 Comments
844
Abdullahi Xagalle
Asalaamu Alaikum: As we have previously announced, we have two great scholars coming to our masjid at the end of this week: Sh Mohamed Idris and Dr. Ahmed Nur. Here are the programs they will be conducting:



After Fajr on Friday, July 7th to Sunday, July 9th Sheikh Mohamed Idris will be holding a seminar about the creed of Ahlu Sunnah. Below is the pdf. Please print pages 78-the end of the book. http://ia802706.us.archive.org/…/it…/iymrssiymrss/iymrss.pdf



On Friday, July 7th, Sh. Mohamed Idris will give a general lecture from 7:00-8: 20pm


On Saturday, July 8, Sh. Mohamed Idris will be holding a seminar on "Good Parenting" from 6:00-8: 00pm


On Sunday, July 9, BIC will be holding the Pay Off event, from 12:30pm-6: 00pm. Everyone of us is invited to these programs. Let us all benefit from the great opportunities presented to us by our scholars. 



Somali:


Assalaamu Calaykum, 

Walaalayaal sida marar badan aan iclaaminay waxaa asbuucan noo imaanaya culumo ay ka mid yihiin Sheekh Maxamed Idris iyo Dr. Sh Ahmed Nur. Barnaamijyada aan uga faa'iidaysanayno culumada waxay u dhici donaan sida soo socota:

1. Salaadda subax ka dib Jimce-Axad waaxa uu Sh Maxamed Idris noo aqrin donaa kitaab CAQIIDO ah oo aad u kooban faa'iido badanna leh. Fadlan soo copy garayso bogga 78 ilia iyo dhammaadka. 
http://ia802706.us.archive.org/…/it…/iymrssiymrss/iymrss.pdf


2. Galabta Jimcada ah wax jirta muxaadaro guud oo uu Sheekh Maxamed Idris noo soo jeedin doono insha Alah. Waxayna dhici doontaa 7:00-8:20PM insha Allah.


3. Galabta Sabtida ah waxaa jiri doonto muxaadaro ama nadwo u gaar ah waalidiinta oo uu Sheekh Maxamed Idris soo jeedin doono insha Allah. Waxay dhici doontaa 6:00PM-8:00PM insha Allah.


4. Maalinta Axadda 12:30PM-6:00PM waxaa jira xafladdii mahad naqa iyo gabagabadii mashruucii BADBAADO insha Allah. Qof walbana wuu ka casumanyahay.


Ugu danbayn waxaan aad ugu faraxsannahay in Sheekh Maxamed Idris uu KHUDBADA JIMACADA noo aqrin doono Insha Allah. Waxaan filaynaa inaan ka wada faa'iideysanno barnaamijyadan dhammaantood insha Allah.