First ever "Junior" Youth Retreat

January 16, 2018
0 Comments
280
Abdullahi Xagalle
Monday January 15, 2018 The Boston Islamic Center held its first ever "Junior" Youth Retreat.

A retreat for young children between the ages of 6-12. 

Children enjoyed a story of Prophet Adam narrated by brothers Issa Hirsi and Ahmed Bashe. They watched a video on the throne of Allah and they also enjoyed some snacks! It was a great turnout, with roughly 80 kids in attendance. 

Enjoy some of these pictures from today’s event and share with friends and family. Keep an eye out for future events! 

#YouthRetreatJR #JuniorRetreat #BIC

Isniintii lasoo dhaafay ee taariikhdu ahayd January 15, 2018. Markazkeenu wuxuu qabtay isku imaadka dhalinyarada yar-yar ee da'aadoodu u dhaxayso 6 sano- 12 sano. Waxaa caruurta loo jeediyey qisooyinka qaar kamid ah Nabiyada Ilaahay Subxanahu Watacalaa uu soo diray. Waxaana kamid ahaa qisaska looga sheekeeyey caruurta, Taariikhda Nabi ADAM Calayhi Salaam. Run ahaantii, aad bay usoo jiidatay qisadaas madaama caruurtu aad u jecelyihiin sheekooyinka. Waxay side kale caruurta ladaawa siiyey muuqaalo ku saabsan awoodaha Ilaahay ee aduunka korkiisa saaran. 



Waa markii ugu horaysay Masjidkeenu qabto kulanka caruurteena yar-yar waxaana soo baxday inay ahayd baahi wayn ee dhallaankeenu u qabay kullamada noocaan oo kale ah. Insha Allah waan sii joogteen doonaa


Barnaamijkaan waxaa soo diyaariyey isku soo daba riday walaalaha kala ah 

Amina Egal

Amina Mohamed

Ahmed Bashe

isse Hirsi


Ilaahay dhalinyaradaas kharka kashaqeeyey Ajar wayn haka siiyo, Danbigooda iyo waalidkoodna ha u dhaafo. AMIIIN