Friday night with Imam Abdirisak Hash, Do not miss out!

April 11, 2018
0 Comments
126
Abdullahi Xagalle
We're excited to announce that our beloved Sheikh and former Imam Sheikh Abdirikaq Hashi will be joining us this Friday for two special lectures.
The first is titled "Being A Productive and Righteous Muslim” and the second is called "Love of Allah”. 

We ask that you and your family join us for this special opportunity to gain knowledge and be in the company of the scholars. Don’t miss out!

Asc Akhyaarta Khayrka jecelaw, waxaa Farxad inoo ah inaan idin ku wargalino in Jimcahaan uu nala joogo Sheikh Abdirisak Hashi oo Imaam keenii hore ah. Sheikh Khubada Jimcaha isagaa akhrin doona wuxuuna sidoo kale soo jeedin doona Muxaadaroyin kala duwan oo ugu tala galay dhalinyarada iyo jameecada guud.

Hadaba, Khayrkaan soo xaadir, asxaabtaada iyo qaraabadaadana ugu yeedh. Fursadaan oo kale mar walba nama soo marto ee fadlan aan kawada faa'iidaysano. Waad Mahadsantihii.  

Wixii Macluumaad dheeraad ah fadlan ka dheeho Flyer-ka hoose.