Sh. Mohamed Mufti iyo Isbuuca BIC-Masjid Altaqwa

August 31, 2018
0 Comments
197
Abdullahi Xagalle
Waxaan idin kugu bishaaraynaynaa in Isbuucan uu noo marti yahay Sh Mohamed Sh. Siraat oo nooga imaanaya Magaalada Seattle WA.


Sheikha inta uu nala joogu aad ayuu noogu faa'idayn doonaa, annagu waan ka faa'idaysan doonaa Insha Allah. Muxaadarooyinka iyo cashirada uu bixin doono, Fadlan hoos kaga bogo.

Sidoo kale, walaalayaal Khayrkaan ha isku kali yeelin ee lawadaag qosykaaga, asxaabta iyo dhamaan inta aad kahyrka lajeceshahay si aan uwada faa'iidno.

Wabilaahi Tawfiiq