Celebrate Eid Alfitr with your community.

June 03, 2019
0 Comments
219
Abdullahi Xagalle
Come through, bring your family & friends and celebrate Eid with your community. There will be food and activities for all to enjoy!

Sallamu Calykum jameecatul Khayr. Bari, farxada Ciida waxaan ku qaadanaynaa park weyn oo kuyaal Xafada Watertown. Waxaan haysanaa Park-kaha, basketball court iyo Soccer field. Waa damaashaad dhamayriran fadlan soo kaxeeya caruurta iyo familada oo dhan. Cuntada meeshaad ka heli doontaa insha Allah, Kusoo tala gala. Addresska ka fiirso flyer ka hoose. Mahadsanid