"Alle wanaag usamee, adna wanaag hakuu sameeyee" Sh Abdirisak Hashi 11/28

Saturday November 23, 2019 - 13:28:00
0 Comments
1187
Abdullahi Xagalle
Asc Jamaacatul Khayr, Sida aad Flyer-ka hoose ka arkaysaan, waxaan booqoshu noogu imaanaya sheikhna, Sh. Abdirisak Hashi Maalinta khamiista ee soo socota 11/28.

Madaama badi fasax aan wadanahay, waxaan idinku boorinaynaa inaad nagala soo qayb gashaan kulan diimeedkaan qiimaha leh. Sheikhu mudo yar oo kooban buu nala joogaaa, aynu kawa faa'idaysano. Fadlan share gareeya oo khayrka faafiya. JZK