BIC COVID-19 REOPENING PLAN
The Boston Islamic Center is pleased to announce the reopening following Covid-19 for the five daily and Jummah prayers, beginning from Jummah prayer on Friday, June 5th, 2020. The decision to reopen was made as per CDC guidelines and from recommendations by health experts and religious scholars.
The reopening will be phased and limited to 40% of BIC’s capacity as recommended by Governor Baker’s guidelines. You are requested to follow the health advisory of safe distancing throughout your presence on the BIC premises.
BIC has also developed a safety plan which will be strictly enforced. You are expected to cooperate with BIC staff and volunteers in these challenging times.
BIC will be following the guidelines listed:
-
We will conduct fever-screening before granting entrance into the building.
-
Maximum of 80 guests allowed to attend the Friday prayer at a time, on a first-come basis.
-
Face masks must be worn at all times. Anyone seen not wearing one will be asked to leave.
-
Bathrooms and ablution areas will remain closed. We asked that our attendees perform wudu at home.
-
We are asking everyone to bring personal prayer mats.
-
Social distancing (at least 6ft) will be practiced and enforced.
-
Mus’hafs will be temporarily unavailable at the masjid.
-
All doors will be used as entry and/or exit points to limit traffic.
-
Seniors, the immuno-compromised and children under the age of thirteen (13) are asked to stay home.
-
Everyone will receive a bag where they can place their shoes during their visit.
-
In order to minimize the threat of a Covid-19 spread, we ask all attendees to leave immediately following prayer.
-
Lastly, we ask everyone to take care of themselves and maintain the safety of our masjid. It is our responsibility to keep each other safe and healthy.
Thank you,
Somali:
Qorshaha Dib u Furidda Masjidka
Waxaan ku faraxsan nahay inaan idin ku wargalino in Masjidka aan dib u furayno kadib Covid-19. Waxaana lagu tukan doonaa Salaadaha kaliya, laga bilaabo Jimcaha, June 05, 2020. Waxaan furaynaa annagoo u hogaan samayna shuruudaha ay dajisay CDC iyo Culimadeena.
Furitaanka Masjidka, waxaa raaci doonaa soo jeedinta Governor Baker, taasoo na faraysa inaan 40% ay ahaadaan dadka masjidka u imaanaya cibaadada. Sidaas darteed qof walba waxaan ka codsanaynaa inuu u hogaansamo talooyinka caafimaad iyo kala fogaanshaha.
Fadlan isku day inaad u hogaansantid Shuruudahaan hoose hadii aad imaanaysid Masjidka:
-
Qof walba oo Masjidka yimaada, waxaa labaari doonaa heer kulka jirkiisa (Qandhada)
-
Maalinta Jimaca waxaa Salaada soo tukan kara 80 qof. Cidii uu kabuuxsamo banaanka ay joogaysaa Ilaa boos loo helo ama banaanka ayey ku tukan karaan.
-
Mask ama afduubka waa inuu mar walba qofku xiran yahay inta uu ku sugan yahay masjidka. Qofkii aan wadan Mask/afduub looma ogalaan doono inuu Masjidka soo galo.
-
Kala fogaanshaha 6 feet, waa waajib hadii la tukanayo ama lafadhiyaba
-
Qof walba waa inuu la yimaad saligiisa Salaada
-
Kitaabkaaga soo qaado ama telefonkaaga ka akhriso Quranka. Kutubta Masjidka lama isticmaali karo.
-
Adigoo weeso qaba Imow Masjidka. Musqusha iyo goobta weesada waa xiranyihiin
-
Dadka waayeelka inay guryahooda ku tukadaan ayaan u fiican
-
Caruurta kayar 13 sano lama keeni karo Masjidka
-
Masjidka haku sii nagaan marka aad tukatid. horay dantaada ka raaco
-
Waxaan bixinaynaa baco kabaha lagu rito. Qof walba waa inuu bacdaas ku ritaa kaba kadib saligiisa agdhigtaa.
-
Gaba gabadii, Waxaan qof walba ka codsanaynaa inuu naftiisa iyo dadkaleba uu ka badbaadiyo virus-kan
Waad Mahadsantahay,
BIC Masjid