Assalaamu Calaykum ww
Walaayaaal caawa oo ay axad soo galayso waxaa la billaabi doonaa taraawiixda salaadda cishaha ka dib. Cishaha waxaa la tukanayaa 10:10 PM insha Allah. Aan Ka faa'iideysanno bisha Ramadan iyo cibaadad dhexdeeda ah. Allah waxaan waydiisanaynaa ninuu bishaan Ramadan nugu daro kuwa uu naarta ka xoreeyay. Ameen