CIID Wanaagsan: walaalayaal kala soco halkaan Goobta lagu tukanayo iyo warbixin deeraad ah

Saturday July 26, 2014 - 21:31:09
0 Comments
3200
Abdullahi Xagalle
Walaalayaal Allah ayaa mahad wayn iska leh, isagoo nawaafajiyey inaan cibaadaysano bishan Barakaysan ee Ramadanka. waxaana Allah SW. waydiisanaynaa inuu inoo dhaafo dunuubtii naga dhacay, Nagana aqbalo cibaadadii dheeraadka ahayd ee aan lanimid bishaan barakaysan. Walaalayaal saad lasocotaan waxaa fooda nagu soo haya maalintii CIIDDA, waxaana laga yabaa inay bisha Ramadaan ku dhamaanto 29 ama 30, waxayna ku xirantahay aragtida bisha ee caalamka islaamka. sidaa daraadeed hadii:


Bisha 29 ku dhamaanto Isniinta/Monday waa CIID waxaana lagu tukan doonaa:
SALVATION ARMY
650 DUDLEY STREET, ROXBURY, MA 02125
Waana meel gudaha ah.


Hadii Bisha aan la'arag waxaan dhamaystiraynaa 30 ka Tuesday/Talaadada ayaana CIIDU noqonaysaa:
waxaan lagu tukanayaa:
WASHINGTON PARK
1 Dale Street, Roxbury, MA 02119
Waana is goyska Washington Street iyo Dale Street
Waana meel Banaan ah.

TAKBEER-TA waxay bilaamaysaa 7:00 am
SALAADA waxaa lagalayaa 8:00 am

Wixii dheeraad, fadlan kala soco flyer hoose:

Waad mahadsantihiin