Duruustii Masjid-ka oo dib u furmaya Jimcaha October 24, 2014

Friday October 24, 2014 - 01:44:44
1883
Assalaamu Calaykum Waraxmatullah Walaalaha reer Boston waxaa la ogayasiinayaa in Casharradii Jimcada la aqrin jiray ay dib u billaabanayaan maanta insha Allah.


1. Mukhtasaru Saxiixu Muslim waxaa la aqrin doonaa bacdal maqrib. Salaadda maqrib hadda waxay soo gashaa 5:49pm.


2. Taysiiru Musdalixul Xadiithiyo Al Usuul min cilmil Usuul waxaa la aqrin doonaa bacdal maqrib.



Fadlan soo xaadira oo ka faa'iidaysta casharradaas. Sidoo kale walaalaha waxaa la ogaysiinayaa In Khudbadu maanta ay ku saabsantahay Xajka iyo Xaaaladda caalamka Islaamka. Khudbadu waxay billaabanaysaa 1:00PM, salaadda waxaa laga bixi doonaa 1:45PM insha Allah.


Wassalaamu calaykum www.