The sheikh will also hold very useful lectures both Friday evening & Saturday evening. Friday night the lecture or (Muhadarah) is titled "ADVANTAGES OF HELPING ONE ANOTHER” at 6:30 P.M. On Saturday evening the lecture or (Muhadarah ) is titled "DISADVANTAGES OF FALSE RUMORS.” at 6:00 P.M. Both lectures will take place at Boston Islamic Center/ Masjid Altaqwa. Please make use of these two important lectures. Please come and bring those you love.
Walaalayaalow Masjidu Taqwa Jumacada qudubada waxa ka jeedin doona Sheikh Muxammed Idris. Waxaa kaloo shiikhu habeenka jamcah iyo habeenka Sabtida inoo soo diyaariyey labo muxaadaro oo qayim ah. Hameenka Jamca 6:00P.M. waxaa baxaysa muxaadaro ku saabsan iscaawinta ka faa'iideeysigeeda (ADVANTAGES OF HELPING ONE ANOTHER) iyo Sabtida oo baxayso muxaadaro ku saabsan Faa'iido-darada beenta kutiri-kuteenta(DISAVANTAGES OF FALSE RUMORS) oo baxaysa 6:00P.M.P Fadlan hala gaarsiiyo ehelka iyo asxaabta. Jazaakumullah khayran.