Assalamu Callaykum Wr. Wb
Thank you,
Walaalaha dhamaan waxaan ogaysiinaynaa in Bari oo taariikhdu tahay January 19, 2015 uu masjidku qaban doono Muxaadaro ku saabsan DIFAACIDA NABIGEENA MUHMMED SCW. Muxaadarooyinka waxaa ka qayb qaadan doona Culimadeena kala ah Sheikh Cusman Yusuf, Sheikh Yusuf Abdulle, Sheikh Muhumad Ahmed iyo Sheikh Abdirasaq Gurhan. Muxaadaradaan waxaa si quto dheer leh looga hadli doonaa sida ugu wanaagsan ee aan u difaaci karno Nabigeena Suban Sallallaahu Calayhi Wasallam. inaad difaacdidna waxay u baahan tahay inaad baratid Nabigeena SCW qofkuu ahaa kadibana aad sii faafisid farintii uu xambaarsanaa. baryahaan danbe qaar kamid warbaahinta reer galbeedku waxay caadaysteen inay aflagaadeeyaan. Fadlan kasoo qayb gal kuna casun ehelkaaga iyo asxaabtaada. Ilaahay haku barakeeyo.

Dear brothers and sisters, Boston Islamic Center would like to inform you that there will be a very important lecture at Masjid today between Maghrib and Isha (5pm-7pm.) The lecture will be about "defending our Prophet: Mohammad peace be upon him."
Please come and show that you love your role model prophet. You know that many ignorant people insulted our prophet in recent times, to defend Him would require you to know who he really was and to be able to spread his great message. He was a mercy to mankind.
May Allah
bless you and give you Jannah for your participation.
Thank you,
Somali:
Muxaadarada waxay dhacaysaa:
Isniinta, January 19, 2015
5:00 pm to 7:00 pm (Maqribka iyo Cisha Inta u dhaxaysa)
Masjid Altaqwa/ BIC
