Hamoogan Muxadaarada bisha, waa Jimcaha March 27, 2015

Sunday March 22, 2015 - 11:06:52
0 Comments
2376
Assalaamu Alaikum Warahmatullah…

Waxaa walaalaha reer Boston iyo Jameecada Masjidka Altaqwa la ogaysiinayaa In muxaadaradii billaha ahayd laqaban doono Jimcaha soo socda oo ku beegan March 27, 2015. Muxaadarada bishaan ayaa kaduwanaan doonta muxaadarooyinkii bilihii hore laqaban jiray.  

Muxaadarada bishaan ayaa waxaa kamid noqon doona Tartamo u dhaxeeya dhalinyarada duruusta ka qaadata masjidka maalinka Jimcaha, bandhig Quran oo ay soo bandhigo doonaan ardayda BIC Dugsi iyo Muxaadaroyin ay soo jeedin doonaan qaar kamid ardayda wax kabarta markaska Boston Islamic Center ama Masjid Altaqwa.


Waxaa sidoo kale diyaar noqon doona casariye iyo Mac-macaan kala duwan. Fadlan gaarsii dhamaan qoyskaaga, asxaabtada iyo dhammaan inta aad wanaaga lajeceshay...



Boston Islamic Center notifies the community and the congregation of the Center that we are hosting the monthly sermons on thisFriday March 27, 2015. The sermons of this month are much different from the previous sermons.


The sermons are entitled "The Correct Creed is the Way to Succeed.” The sermons of this month will include competitions between the teenagers who take Kutubs in the masjid on Fridays, Quranic recitations, and presentations by the BIC Dugsi students.


There would also be refreshments. Please inform your friends and family and everyone who you love to participate these sermons.


Jazakumullah Kheyr...


Assalaamu Alaikum



Wabillahi Tawfiiq