Welcoming the Sacred Month of Ramadan.

Wednesday June 03, 2015 - 21:18:21
0 Comments
2086
Assalaamu Alaikum,


 

Dear respected brothers and sisters,

Boston Islamic Center would like to notify to all of you in Boston and its surroundings that the Center is hosting an event entitled "Welcoming the Sacred Month of Ramadan.” This event includes sermons, Qur’an & Islamic books competitions. We have planned that some out-of-state Sheikhs and Dugsi students to be among the presenters of this program. Among the notable attendee is Sheikh Mohamed Shu’ayb from Minneapolis. We also have Sheikh Yusuf Abdulle and Sheikh Osman Yusuf of our Masjid to be part of the sermons. 



In this event, we are planning to have some wonderful competitions that are solely for the Islamic School students. We will give out rewards for the winning groups in these competitions. Boston Islamic Center takes great pleasure in inviting all of the community for these great events. We appreciate all of your efforts in reaching out to others who do not have the chance to receive this letter from us. Please invite your family and friends to this event. Thank you.


 

Place: Boys & Girls Club (115 Warren St Roxbury, MA) Time: May 13, 2015 @ 4:30p-8:30p



Walaalaha sharafta leh ee ku dhaqan Boston iyo nawaaxigeeda waxaa Boston Islamic Center ogeysiineysaa inaan qaban doonno xaflad lagu soo dhoweyn doono bisha barakaysan ee Ramadan. Xafladdan oo ciwaankeedu yahay "Soo Dhoweynta Bisha Barakaysan ee Ramadan” ayaa waxaa la filayaa in ay ka koobnaan doonto muxaadarooyin, tartan qur’aan iyo kutub islaami ah. Waxaa ka qeyb-qaadan doona culimo inoo marti ah iyo ardayda dugsiga Boston Islamic Center. Culimada martida ah waxaa ka mid ah Sheikh Muxamed Shucayb oo Minneapolis ka iman doona iyo Sheikh Yusuf Abdulle & Sheikh Osman Yusuf oo reer Boston ah. Sidoo kale, tartammo xiiso badan oo ay ardayda Boton Islamic Center ka qeyb qaadan doonaan ayaa ka jira xafladda. Jaa’izooyinna waa lagu bixin doonaa gabogebada


Boston Islamic Center waxaa haddaba sharaf weyn u ah inay idinku marti qaaddo kheyrka oo aad idinkuna ka faa’ideyataan. Allah kheyr ha idin siiyee walaalayaal gaarsiiya umadda muslimka ah gaarahaan qoysaskiina iyo saxiibadiin kusoo casuma.

 

Goobta: Boys & Girls Club (115 Warren St Roxbury, MA) Xilliga: May 13, 2015 @ 4:30PM-8:30PM.

 

Jazakumullah Kheyr.