Daawo Muxaadarooyinkii Bisha Ramadaa June 13, 2015> sh. Yusuf, Sh. Cusman iyo Sh. M. Shuayb

Monday June 15, 2015 - 17:52:55
0 Comments
1938
Abdullahi Xagalle
Walaalayaal sida aad lasoctaan sabtidii June 13, 2015 waxaa Masjidka BIC/ Masjid Altaqwa usuurta gashay inuu qabto munaasabad ballaaran oo lagu maamusay soo dhawaynta bisha Barakaysan ee Ramadanka.

Munaasabadaan oo ay kasoo qayb galeen dadwayne kala duwan ayaan waxaa laga soo jeediyey Muxaadarooyin aad muhiim u ahaa oo dhammaan quseeyey bisha barakaysan Ramadan. Muxaadaran ayaa waxaa kala jeediyey ) Culimmadeena ilaahay khayr hanoo siiyee) oo kala ahaa Imamka Masjidkeena Sh. Yusuf Abdulle, Sh. Cusman Yusuf iyo Sh. Mohamed Shuayb oo kamid ah culimada Markazka Abubakar Islamic Center ee Minneapolis, MN. Hoos kadaawo Muxaadaroyink oo muuqaal ah..


Sheikh Yusuf Abdulle
Fadliga iyo Axkaamta Bisha Ramadan



Sheikh Mohamed Shuayb
Udiyaar Garawga bisha Ramadaan



Sheikh Cusman Yusuf
Aadaabta iyo waxyaalaha buriya Soomka