Daawo Sawirada iyo Munaasabadii Ciidul Fitriga ee sanadkaan 2015

Friday July 17, 2015 - 11:33:21
0 Comments
2328
Abdullahi Xagalle
CIID MUBAARAK WALAALAYAAL

Ciid Mubaarak Dhamaan walaalaha Muslimiinta ah ee Soomay Bishii barakaysnayd ee Ramadan. Maanta oo Jimce ah July 17, 2015 waxaa si heer sare ah loogu ciiday hall-ka Melnea Cass ee Magaalada Boston, MA.  Waxaa kasoo qayb galay kummanaan qof oo iskugu jira bilsha waynta qaybaheeda kala duwan oo somali iyo qayrkeedba lahaa. 

Ciidaan waxaa si wadajir ah usoo abaabulay Masaajidda kala ah Masjid Al-taqwa iyo Masjid Alhamdulillah.  waxaa salaada natujiyey Imam Yusuf Abdulle oo ah Imaamka Masjidkeena Al-taqwa. 


Waxaan Allah waydiisanaynaa inuu naga aqbalo soonkii iyo khyarkii aan soo gudannay bishii Ramadan. Ilaahay hannaga yeelo kuwii sanadka sanadkiisa kale ku gaara nabada, caafimaad iyo cibaado suuban  Amiiiin

EID ALFITR July 17 2015