Eid Al-Adha Announcement

Thursday September 17, 2015 - 14:36:50
0 Comments
1679
Abdullahi Xagalle
Dear respected brothers and sisters. We are glad to announce that the Eid Al-Adha is on Thursday next week (Sept. 24, 2015) and we would pray the same location as we did last Eid (Melnea A. Cass Recreational Complex located on 120 Martin Luther King Blvd Roxbury, MA 02119).


Please know that the Takbeer will begin on 7:30AM sharp and we will pray on 8:30AM sharp. We ask that you forward and share this Information with other brothers and sisters.

 

 

Walaalaha sharafta iyo qiimaha badanleh waxaan idin ogeysiineynaa Ciidul Adxaa inuu dhici doono Khamiista inagu soo aaddan ee Isbuuca soo socda (September 24, 2015). Waxaan ku ciidi doonnaa haddii uu Allah idmo Melnea Cass Recreational Complex oo ku taala 120 Martin Luther King BLVD Roxbury, MA 02119. Waa meeshii aan ciidii horeba ku ciidnay.

 

Waxaa takbiirtu bilaaban doontaa 7:30AM salaaddana waxaa la geli doonaa 8:30AM. Fadlan walaalaha kalena halla wada gaarsiiyo.

 

Aad iyo aad baad u mahadsantihiin.