BIC DUGSI



Assalaamu Caleykum

Dugsiga Boston Islamic Center/ Masjid Altaqwa Waxaa la dhigtaa 4 maalmood oo sidaan kala ah:

Sabti iyo Axad

Subixii (1) waxaa lagalaa 8:00 am waxaa laga baxaa 12:00 PM
Galinka Danbe waxaa lagalaa 1:00 PM waxaa laga baxaa 5:00 PM

Isniin iyo Talaado 
Waxaa lasoo galaa 5:00 pm waxaanna laga baxaa 8:00 pm sadexda maalmoodba
Kala xiriir Sharif Mohamed Alli wixii kusaabsan  Dugsiga Weekdays-ka
Office: 617-522-1881
Fax: 617-390-5714

Markasta waxaad Laxiriiri kartaa Maamulaha BIC Dugsi-ga Weekends-ka
Sh. Osman Yusuf
Office: 617-522-1881
Fax: 617-390-5714
 E-mail: BICDUGSI@GMAIL.COM